Hordhac:🎓🎓 Waxbarashadu waa laf-dhabarta horumarka qaran kasta. Waa mid ka mid ah furayaasha ugu muhiimsan ee lagu gaari karo isbeddel dhab ah oo dhanka nolosha bulshada ah — gaar ahaan dhalinyarada, oo ah mustaqbalka dalka. Soomaaliya oo weli ka soo kabanaysa dhibaatooyin badan oo taariikhi ah, ayaa haatan si joogto ah u sii xoojinaysa nidaamkeeda waxbarasho, iyadoo xoogga la saarayo tayada, fursadaha siman, iyo qiimaynta ardayda. Mid ka mid ah heerarka muhiimka ah ee lagu qiimeeyo aqoonta ardayda waa imtixaanka fasalka 8aad — kaas oo muhiimad weyn u leh ardayga Soomaaliyeed ee doonaya inuu ku tallaabsado marxaladda sare ee waxbarashada.
GUJI QORAALKA HOOSE EE CASAANKA SI AAD WAXBADAN U AQRISO 👇👇👇
Waxbarashada iyo Muhiimadda aay u leedahay bulshada iyo wadankeena Soomaaliya, ....
Comments
Post a Comment