Qiimaha Ariga oo sare u kacay. ⤵️RIIX QORAALKA HOOSE SI AAD U ARAGTO WAX BADA
Qiimaha ariga ee suuqyada Baladweyne ayaa sare u kacay xilli lagu jiro bisha Dulhijjah, taasoo la xiriirta kororka baahida xoolaha ee Ciidda Carafo iyo Ciidul Adxa. Ganacsatada ayaa sheegay in ariga lagu kala iibsanayo qiime ka sarreeya caadiga, iyada oo dadka Soomaaliyeed ay u diyaar garoobayaan gudashada soonka iyo xoolo-qalka.
