Ciid wanaagsan ๐ŸŽ‡๐ŸŽ‡Dhamaan ummadda Muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan asxaabta iyo qaraabada — waxaan idiin leeyahay: Ciid Mubaarak! Ciid Wanaagsan!

 Ciid Wanaagsan! ๐ŸŒ™๐Ÿ•‹


Dhamaan ummadda Muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan asxaabta iyo qaraabada — waxaan idiin leeyahay:

Ciid Mubaarak! Ciid Wanaagsan!

Alle ha naga aqbalo soonkeena, salaadeena, sadaqadeena, iyo camalkeena suuban. Waxaan idin rajeynayaa caafimaad, barwaaqo, iyo nabadgalyo maalmaha farxadda Ciidda iyo wixii ka dambeeya. ๐Ÿ‘✨

W/Q: Eng. Mohamed Omar Abdille

Aaran Agricultural Development -AAD 

๐ŸŒWebsite:https://mohamedomar4.blogspot.com